Kuldhac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Hoos u dhac kulka jirka oo ka hoos mara cabbirka caadiga ah ayna jirinna falalka difaaca jirka sida - qarqaryada. Badanaa waxay ku dhacdaa caruurta iyo waayeelka haddii ay ku noolyihiin guryo aan la kululeyn ayna haysan dhar huwasho oo ku filan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuldhac ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg