Kullaabi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l)1. Xiddo weyn oo ballaaran. 2. Marada xiddadaas leh lafteeda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kullaabi ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg