Kulqaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Summad: C. Xaddiga kulka ee loogu baahdo in uu sare u qaado heerkulka walax hal digrii kelfin (IK) ama 1° C. Kulqaadka waxaa lagu cabbiraa. Juul halkii kelfin (J/K).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kulqaad ↴
kulqaad-gaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg