Kummeelgaar

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. K. ah: qof jago uu hayo aan rasmi ku ahayn. 2. K. ah: wax isticmaalkood aan joogto ahayn ee inta wax rasmi ah laga helayo lagu sii sugo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kummeelgaar


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg