Kurdad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Gashi dheer oo haweenku qaataan oo googgaradda qariya; canbuur.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kurdad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg