Kutirsane
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)(c.nafl) Xubin ka mid ah xubnaha urur, tusaale ahaan, 6 waa kutirsane ururka bilaha sannadka. 2. (xis.) Xarriijinta ka samaysanta qayb ka mid ah dusha sallaxan ee toobin ama dhululubo summad: E.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kutirsane ↴
rabaqaad | rabaqaad | urur | asalmadoorshe | fansaar | horaad | hormoggal | lammaane-horsan | suge |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg