Kuulam

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Summad: C. Halbeegga Caalamiga ah (H.C.) ee saldanabka danab, waxana loo qeexaa saldanabka uu ku raro hal sekend qulqul danab hal ambiyeer ahi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuulam

faradh | xeerka danab-soocidda Faaradhay | xeerka Kuulam |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg