Kuwaartsayd

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(jool.) Dhadhaabo aad u kakan oo ka kooban kuwaarts (badan 90% ma ka) waxayna ka samaysantaa dhagax bataax; kuwaartsaydku daldaloolo ma laha sida dhagax bataax.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuwaartsayd


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg