Laabtaxaw

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Carjaw yar oo ka lulata lafta sakaarka dhankeeda hoose. ld laabxuunsho, labxo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laabtaxaw

laabxuunsho | labxo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg