Laabtuurle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

(jool.) Muuqaal dhuleed qaanso u eg oo ka dhasha isa soo cadaadinta dhagxaanta dhulka hostiisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laabtuurle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg