Laacdan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cayaar iyo bardoodan uu sameeyo geela da'da yar. 2. Fara ka ciyaar. ld laactan¹.

Laacdan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

1. Geel da' yar bardoodamid. 2. Dad fara ka ciyaarid. ld laactan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laacdan

laacdamid | laactan | laactan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg