Laba-atamle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

(kiim.) Molikuyuul ka kooban laba atam. Haydarojiin (H), ogsajiin (O), naytarojiin (N) iyo halojiinaduba waxay tusaale u yihiin curiyayaasha laba-atamlaha ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laba-atamle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg