Laba-sakaraydh

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dhyo, m.dh)

(kiim.) Sonkor molikuyuuladeedu ka kooban yihiin laba xubnood oo hal sakaraydh ah. Sukrows iyo maaltows ayaa tusaale u ah. Kuwan waxa isku xiriiriya seeto -O- ah (seeto galaykoosydheed). eeg sonkor.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laba-sakaraydh


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg