Labaclul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ruxashada xulusta iyo naasaha. 2. Neef xoolo ah oo sid dhaweeyey oo candho keenay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labaclul ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg