Labadderyaale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yaal, m.l/dh)

Aqal soomaali weyn, qurux badan, oo qalabka uu ka samaysanyahay ay cusubyihiin. ld labadaryaale.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labadderyaale

labadaryaale |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg