Labasaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

(fiis.) Nooc toobineed oo leh xoodbeeg ka weyn hal, ama waa xood furan oo leh laba laamood iyo laba dhibcood ee wanqareed. Habdhiska kullannada kaartis, isle'egla beegaalka ah ee labasaab waa: x2 - y2 = 1. ld labosaab.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labasaab

fansaar-labasaable | labosaab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg