Labbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga:1. Dad badan ama waxyaalo badan, qof ama wax ka doorasho. 2. Qof la soo bixid. 3. Gabar guursasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labbax ↴
farakalabbax | kalabbax | kalabbax | kalabbax | kalabbaxsan | kalabbaxsanaan | Kalabbaxsanaansho | kalabbaxsasho | kalabbaxso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg