labeenso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Wax labeen ka qaadasho. 2. Labeen marsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labeenso

labeensasho [m.f.dh]
eeg labeenso. ld labeensad, labeensi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg