Lacageyso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)1. Badeeco lacag ku beddelasho. 2. Lacag yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lacageyso ↴
lacageysasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg