Lafajebis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qori ama bir lafaha lagu jejebiyo. 2. L. ah: hadal sharafta iyo shaqsiyadda qofka wax u dhima.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lafajebis

digo | jurxo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg