Lafsakaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(c.nafl.) Laf fidsan oo laabta bartankeeda ku taal oo karreesaha iyo feeraha kore isugu haysa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lafsakaar ↴
saab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg