Lambari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax lambar u yeelid. ld lambaree, nambaree, nambari.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lambari

lambarayn | lambaree | lambarin | lambaris | nambarayn | nambaree | nambari | nambarin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg