laqin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)

1. U l.: qof wax la barayo u meerin. 2. U l.:qof sakaraad ah oo in uu dhimanayo la moodo ashahaado u marin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laqin

laqinid [m.f.dh]
eeg laqin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg