Lax
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xo, m.l)1. Neef ido ah oo curtay. 2. Meesha xoonku ku hoydo oo ilmaha gashado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lax ↴
faalaxgooddi | faalaxgooddi | faalaxgooddin | faalaxgooddis | faalaxgooddiyid | kaaftoon | saalaxweetee | saalaxweeteyn | saalaxweeto | saaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg