Laylo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ciyaar carruurtu ku dheesha dhagxaan quruurux ah, saalo geel iwm oo ku jirta laba iyo toban god oo laba labo isaga soo horjeeda; godadow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laylo

layloon | nayloon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg