Layn

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nan, m.l)

1. Xarriiq toosan oo meel ku calaamadaysan. 2. Saf. 3. Xarig koronto, taleefan iwm oo isku xira laba meelood ama in ka badan.

Layn

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg lay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga layn

faallayn | gaalayn | idlayn | ololayn | rablayn | saa'idcalayn | saayidcalayn | taakulayn | taallayn | tabaabulayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg