Leegleegso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Qof fara marnaan socosho. 2. Hawl la'aan socosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga leegleegso ↴
leegleegsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg