Leelleeltir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xoolo ama wax kale oo qof hawlgab ah ama ciidan waxyeelloobay abaal gud ahaan loo siiyo.

Leelleeltir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cid masiibo ku dhacday wax siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga leelleeltir

leelleeltiran | leelleeltirid | leelleeltirnaan | leelleeltirnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg