Libays
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)(c.nafl.) Insaym ay dhiijiyaan ganaca iyo qanjidhada mindhicirka yar ee lafdharleyda, kaas oo dedejiya burburinta duxda loo beddelayo asiidh duxeed iyo gilisarool.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga libays ↴
baankariis | golroonow | libaysad | libaysasho | libaysi | libayso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg