Lid-jidh-gale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

(baay.) Borotiin ay soo saaraan qaar ka mid ah unugyada cad cadi (Limfosaytyo), waxaanay ugu jawaabaan soo galitaanka ay jidhka soo gelayaan walxo qalaad (Lid-jidh-dhaliye), si aanay wax dhibaato ah u geysan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lid-jidh-gale


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg