Liilliiji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax meel suran oo adag ruxruxid. ld liiqliiqi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liilliiji

liilliijin | liilliijis | liiqliiqi | liiqliiqin | liiqliiqis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg