Liishaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ku aadinta hub la ridayo meel si waanagsan loogu aadiyo.
Liishaan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)Wax shiishid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liishaan ↴
liishaamid | liishaannaan | liishaannaansho | toog |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg