Liitir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Halbeeg lagu cabbiro hooraha una dhigma 1000 senti mitir oo saddex jibbaaran. ld litir.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liitir

litir | millilitir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg