liqdaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liqdaaran

lig [m.dh]
Wax kor u taagan oo toosan oo aan soo laabmayn ahaan; wax likaysan ama liqdaaran.

liqdaarnaan [m.f.dh]
eeg liqdaaran. ld liqdaarnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg