Lixle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xaashi turub oo lix dhibcood leh. 2. Buntuq qafiskiisu qaado lix xabbadood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lixle

lixledheere | lixlegaab | lixley |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg