Luggelis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. L. ah: xoogsade aan si joogto ah u shaqayn ee hadba kol shaqeeya. 2. ld luggelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga luggelis

luggelin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg