Luggoo

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-gooyay, -goysay)

1. Cid waqti ka lumin. 2. Si kas ah qof marin toosan uga habaabin. 3. Cid ballan been ah siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga luggoo

taakh | tafantoof | tafantoof | boqnagooyo | caddib | caddib | cinaad | cinaad | guurro | hanqaaran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg