Maageer
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Deyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar¹, waageer¹, weegaar¹.
Maageer
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Dhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar², weegar², waageer².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maageer ↴
maageeran | maageerasho | maageerid | maageernaan | maageernaansho | maageero | maageersan | maageersanaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg