Maageeran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)

Ku m.: ood dhagax, iwm wax meel lagu wareejiyey ahaansho. ld maageersan, meegaaran, meegaarsan, waageeran,

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maageeran

maageernaan | maageersan | maageersanaansho | waageeran | waageersan | meegaaran | meegaarsan | weegaaran | weegaarsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg