Maaggan
Qaabnaxa: f.g/mg4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. (f.g) Qof mid kale ku gardaroonaya ahaansho. 2. (f.mg) Qof raba in uu wax sameeyo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maaggan ↴
maagganaan | maagganaansho | abhi | daaji | dhibidhiso | dig |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg