Maahmaah
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ho, m.l)Erayo kooban, qaafiyad leh, oo sheegaya murti waayo-aragnimo xambaarsan. ld maahmaahyo.
Maahmaah
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)Maamaah sheegid ama allifid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maahmaah ↴
maahmaahid | maahmaahyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg