Maahsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Qof aan fiiro iyo feejegnaan u lahayn goobta uu joogo wax ka dhacaya oo qalbigiisu ku hawlanyahay meel kale ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maahsan

maahi | maahsanaan | maahsanaansho | maahsani | qaafil | damman | dhaafsan | dhugla'aan | ismaahi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg