Maajeen
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Midab guduud boor xigeen ah oo ay lo'du yeelato.
Maajeen
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Naq badan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maajeen ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg