Maaleeyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dheecaan aad u madow, qaraar oo geedaha qaarkood dhalaan. 2. Hoore kasta oo midab aad u madow leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maaleeyo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg