Maaliki
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(dii.) Qofka mad'habta maalikiyada haysta; maalikiyadu waxay ka midtahay afarta mad'habood oo waa weyn oo Islaamka, waxaana asaasay Imaam Maalik (715-795 M.).
Maaliki
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(dii.) Afarta mad-habood oo waaweyn ee diinta Islaanka mid ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maaliki ↴
mad-hab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg