Maalin dayaxeed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lmo ..., m.l)(c.fal.) Inta uu soconayo hal isrog oo dhulku dhidibkiisa isku rogo iyadoo loo fiirinayo dayaxa, ama waa muddo waqti ah oo u dhexaysa labo udub oo isku xiga oo dayaxu ku sameeyo dhig. Muddadaas oo la eg ilaa 24 saacadood iyo 50 daqiiqo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maalin dayaxeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg