Maalin firfircoone
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)Waxaa lagu sharxa noolayaasha aad u firfircoon maalintii. Tus. “Noolayaashaasi cuntadooda waxay raadsadaan maalintii”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maalin firfircoone ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg