Maalin-qorraxeed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lmo ..., m.l)

(c.fal.) Celceliska dhererka maalin cadceed, oo le'eg 86,400 ilbidhiqsi - 24 ka saac ama maalinta oogga waqtiga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maalin-qorraxeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg