Maalingaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hawl maalin dhan socoto oo aan kala go' lahayn. 2. ld maalingaalid.

Maalingaal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Hawl maalin dhan wadid iyada oo aan la kala goyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maalingaal

maalingaalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg