Maalinnimo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Inta qorraxdu soo jeeddo. 2. (fk) Isla maalinta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maalinnimo ↴
xamaalinnimo | xammaalinnimo | soomaalinnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg